Kulan maalinta berri ah lagu wado in uu Muqdisho ku dhaxmaro madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya

0
23

Talaado, November, 19, 2019 (HOL)-Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay xubno ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Madasha Xisbiyada Qaran kaa oo loogu gogol xaarayay kulan maalinta berri ah lagu wado in magaalada Muqdisho uu ku dhaxmaro madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya.




SOURCE: Kulan maalinta berri ah lagu wado in uu Muqdisho ku dhaxmaro madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.