Kulan xalay Baydhabo ku dhaxmaray taliska Nabad-sugida Soomaaliya iyo musharax Mukhtaar Rooboow

0
81

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa galinkii danbe ee shalay gaaray taliyaha hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Xusseen Cismaan Xusseen oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed.




SOURCE: Kulan xalay Baydhabo ku dhaxmaray taliska Nabad-sugida Soomaaliya iyo musharax Mukhtaar Rooboow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.