Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhow Ka Furmay Muqdisho

0
132

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacbka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka furmay kulanka 11-aad kalfadhiga 4-aad ee Xildhibaanada Golaha shacabka. Kulankan  ayaa waxa uu ku furmay 151 Xildhibaan, waxaana shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ah Xildhibaanada Golaha shacabka. Wasiirka Wasaarada howlaha guud ee […]




SOURCE: Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhow Ka Furmay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.