Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Benadir oo u dabaal-degtay Sannad-guuradeedii 10aad

0
68

Jimco, August, 31, 2018 (HOL)– Kulliyadda cilmiga Beeraha oo ka mid ah 12-ka kuliyadood ee Jaamacadda Benadir ayaa u dabaaldegtay sanadguuradii 10aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, iyadoo gelinkii dambe ee shalay xaflad arintaas la xiriirta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.




SOURCE: Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Benadir oo u dabaal-degtay Sannad-guuradeedii 10aad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.