Kuweyt oo marti-gelinayso Shirweyne Caalami oo lagu Taageerayo Nidaamka W/barashadda ee Somaalia.

0
276

Dowladda Kuwayt ayaa sheegtay inay marti-gelinayso Shirweyne deeq loogu ururinayo Dhiirigelinta W/barashadda Somalia, sidaa waxaa yiri Diplomaasi u dhashay  dalkaasi. Danjiraha Kuweyt u jooga Xarunta dhexe ee Midowga Europe ee magaalladda Brussels, Jasiim Al-budeywi ayaa sheegay in Shirweynahaasi loo qaban doono sida ugu dhaqsaha badan, wuxuuna sheegay inay Tacliintu ka mid tahay waxyaabaha aadka u muhiimsan. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Kuweyt oo marti-gelinayso Shirweyne Caalami oo lagu Taageerayo Nidaamka W/barashadda ee Somaalia.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.