(La-yaabka): Hoggaamiyayaal Dowladeed oo caan ah oo lumiyey tiro ka mid ah Taageerayaashooda Twitter-ka.

0
340

Donald Trump iyo Barack Obama oo lumiyey Taageerayaal ay ku lahaayeen Twitter-ka. Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barack Obama oo horey ugu horreeyey Madaxda Caalamka ee saaxiibadda badan ku leh Barta Twitter-ka ayaa la sheegay inay hoos u dhaceen Saaxiibadda uu ku lahaa Twitter-ka. Obama oo leh cinwaanka @BarackObama waxa la sheegay inuu labo maalmood gudaheeda […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (La-yaabka): Hoggaamiyayaal Dowladeed oo caan ah oo lumiyey tiro ka mid ah Taageerayaashooda Twitter-ka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.