Nin u dhashay dalka Malaysia ayaa la soo tagaay Maxkamada Shareecadda Islaamka, kadib, markii lagu soo oogay inuu gabar 11-jir ah guursaday. Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Shi C/kariim Shi C/xaamid waxa uu qirtay inuu guursaday gabadhaasi yar oo u dhalatay dalka Thailand. Maxkamaddu waxay Kiiskaasi u cuskatay qoddobadda 19 iyo 124 ee Sharciga Qoyska […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (La-yaabka): Nin Xaasle oo guursaday gabar 11-jir ah oo la ganaaxay