(LA-YAABKA): Qoys la sheegay inay ilko dadeed ka dhex heleen Rooti ay ku quraacan lahaayeen

0
398

Qoys ku nool Degmadda Seydikemer ee Gobalka Mugla ee K/galbeed ee dalka Turkiga waxay argagax ka qaadeen markii ay Rootiga nooca waa weyn ee la jarjaro laga dhex helay  nus dersin oo Ilko ah. Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi waxay maanta baahiyeen Dhacdadaasi oo ka dhacday Degmadda Seydikemer, iyadoo Odayga Reerka oo rootigaasi quraac ahaan loogu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (LA-YAABKA): Qoys la sheegay inay ilko dadeed ka dhex heleen Rooti ay ku quraacan lahaayeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.