(LA-YAABKA + SAWIRO): Ninkii ugu ciddiyaha dheeraa Adduunka oo laga jaray, lana dhigi doona Madxafka,

0
361

Nin u dhashay dalka Hindiya oo aaan ciddiyaha iska jarin muddo 66 sanno ayaa waxa ugu dambeyntii lagu guuleystay in laga jaro ciddiyaha Gacmahiisa oo dhererkooda gaaray 77 Hiish (inches). Ninkaasi oo lagu magacaabo Shridhar Chillal oo 82-jir ah waxa uu qaaday Horyaalka Diiwaan-gelinta La-yaabka Addiinka ee loo yaqaano (The Guinness World Record), iyadoo ciddiyihiisa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (LA-YAABKA + SAWIRO): Ninkii ugu ciddiyaha dheeraa Adduunka oo laga jaray, lana dhigi doona Madxafka,

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.