Laacibka Maxamed Saalax oo farxad la wadaagay Taageerayaal soo buux dhaafshay Hoygiisa.

0
132

Taageerayaal fara badan ayaa waxay isugu soo urureen Hoyga Laacibka Maxamed Salaax, si ay isaga u salaamaan, isugu sawiraan iyo inay  bogaadiyaan. Tirada Taageerayaasha ayaa la sheegay inay marba marka ka dambeysa sii kordhayeen, iyadoo Laacibku fursad u waayey inuu ka yara nafiso Mashquulkq Qulqulka Taageerayaasha. Laacibka Maxamed Salaax oo ah Xiddiga Kooxda K/cagta Qaranka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Laacibka Maxamed Saalax oo farxad la wadaagay Taageerayaal soo buux dhaafshay Hoygiisa.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.