Labo Wiilal oo walaalo ahaa oo xalay lagu dilay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir

0
313

Khamiis, August, 23, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay ku dileen degmada labo wiil oo sida la sheegay walaalo ahaa.




READ MORE FROM THE SOURCE: Labo Wiilal oo walaalo ahaa oo xalay lagu dilay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.