LIVERPOOL OO KU CIYAARAYSA MAALIYADEEDA XILI CIYAAREEDKA DAMBE.

0
104

Liverpol ayaa waxaa ay ciyaarteeda  ugu dambaysa Premier leage  ay ku ciyaari doontaa  maaliyada Gurigeeda ee Xili Ciyaareedka Dambe  sida laga soo xigtay Liverpool Echo.

Kooxda Liverpool oo Axada nasoo aadan qaabili doonta kooxda  Brighton ayaa kulankaasi waxaa uu yahay kulanka ugu dambeeya  premier leage oo ay kasoo muuqan doonto.

Maaliyada oo dhawaan ay kooxda soo bandhigtay ayaa ah mid aad u qurux badan islamarkaana ay si rasmi ah u xirindoonto xili ciyaareedka xiga.

Baahida ugu wayn ee ay kulankaan qabto kooxda Reds ayaa ah in ay hesho guul ay ku xaqiijiso in ay usoo baxday ka qayb galka koobka xiisaha badan ee Champions leage.

Waxaana ay ku ilaabi doonaan hadii ay guul helaan guul daradii xanuunka  badnayd ee kasoo gaartay Chalse Axadii aynu kasoo Gudubnay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.