Lix ruux oo Kalluumeysato ahaa oo ku dhintay xeebaha Puntland

0
280

Isniin, July, 23, 2018 (GOL)-Ilaa Lix ruux oo Kalluumeysato Soomaliyeed ah ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen xeebaha Puntland kaddib markii ay degtay Dooni ay wateen sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta deegaanka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Lix ruux oo Kalluumeysato ahaa oo ku dhintay xeebaha Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.