Luuqadda Hindiga oo ka mid noqotay Luqadaha looga hadli doono Maxkamadaha Imaaraadka

0
112

Kadib, Luqadaha Carabiga iyo Englishka, magaalladda Dubai waxay luqadda Hindida ka dhigtay Luqadda 3-aad ee sida rasmiga loogu isticmaalayo Maxkamadaha ku yaalla Dubai. Waaxda Garsoorka ee magaalladda Dubai ayaa sheegtay inay kordhisay Luqadaha lagu soo qori karo Dacwadaha loo soo gudbinayo Maxkamadaha, iyadoo Luqadda Hindiga ka mid noqotay Luqadaaha  lagu soo qori karo Dacwadaha, oo […]




SOURCE: Luuqadda Hindiga oo ka mid noqotay Luqadaha looga hadli doono Maxkamadaha Imaaraadka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.