MA ANAA DILAY NINKEYGA QEYBTI KOWAD

0
334

QEYBTA KOWAD EE SHEKADA MA ANAA DILAY NINKEYGA

WAXAN AHEYN DAD KU WADA NOL NOLOL AAD U WACAN

MALINBA MALINTA KA DANBEYSA FARXADEYNA WAXEY AHEY MID SII KORORTA

WAXA QOYSKEYNA KU SOO BIRAY CUNUG KASOO NOLOSHEENA KU NOQDAY MID LABADEENABA NAGA WADA FARXIYA

CUNUGA QOSKEYNA KU SO BIIRAY WAXA UU NOQDAY WIIL KAAS OO LOO BIXIYAY CADNAAN

NINKEYGA WAXAAN U JECLAA SI XAD DHAAFA MARNABA KAAMAN DAREEMIN WAJIGIISA WAX NOLOSHEYDA AAD U DHIBAYO

WAXAANSI WAQTI KASTA KU SOO DHAWEYN JIRAY WAJI FURNAAN IYO LAAB QABOW

MALIN MALMAHA KA MID ANIGOO KU MASHQUULSAN HOWLAHEYGA MALMEEDKA AH AYAA WAXA ISOO WACAY QOF DUMARA AANAN AQOON HALKA AAY IGA SOO WACDAY IYO WAXA AAY TAHAY SALAAN KADIB WAXAAN WEYDIYAY QOFKA AAY TAHAY DABCAN WEY DIIDAY IN AAY II SHEGTO QOFKA AAY TAHAY BALSE WAXEY II SHEGTAY IN AAY IGALA HADLEYSO ARIMO QUSEYO QOSKEYGA

RUNTIII AADBAN U YAABAY QOF AAN AQON HADANA DONAYO IN UU IGALA HADLO ARIMO QOSKEYGA,WAXAAN SUALAY IN AAY II BILOWDO WAXA AAY DONEYSO IN AAY II SHEGTO WAXAYNA IGU TIRI SIDA TAN

WAXAN AHAY SHAQSI SI FIICAN U YAQAANO NINKA ADIGA KU QABO WAXAAN WAQTI  KASTA WADA QADANAA NINKA ADIGA KU DHAXA DABCAN SIDA UU ADIGABA WAQTIGA KUU SIIYO AYUU ANA II SIYAA

WAXAAN KUU SOO WACAY NINKAN IN AAD NOO WADA ILAALISO WAAYO WAA HALKA UBAX EE ANIGA IYO ADIGA NAGA WADA DHAXEEYO

ANIGA OO U JAWAABIN AYAAN KU JARAY TALEFONKA MASKAXDEYDU SUALO BADAN AYEY IS WEYDIISAY WAXANA KA MID AHAA M FARAH AYAA AH SHAQSI KU QAYAAMI KARA AMA NAAG KALE LA SOCON KARA WAXAANSE NAFTEYDA KU QANCIYAY IN  AAN AAMUSO ILAA INTA UU IGA IMANAYO SI AAN U WEYDIYO WAXA JIRO

SACADO KADIB WAXAA YIMID FARAH

LA SOCO QEYBTA LABAAD EE SHEKADA MA ANAA DILAY NINKEYGA

QORE AHMED KARSHE

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.