MA ANAA DILAY NINKEYGI QEYBTI 2 (SHEKO)

0
172

QEYBTII LABAAD SHEKADII MA ANAA DILAY NINKEYGA

QEYBTI KOWAAD AYAA INOO JOOGTAY IN MARYAN AAY SUGEYSAY NINKEEDI FARAH IYADOO ISLA WAQTI XAADIRKAAS KU SUGNEYD WALWAL IYO WALAAC AAY KA QABTO SIDA AAY U SUALI LAHEYD QOFKII KALA HADLAY TALEFONKA

IMANSHO KADIB FARAH WAA UU NASTAY MARYANA WAXEY KU SOO DHAWEYSAY WAJI FURNAAN SIDA UU AWALBA OGA BARTAY WAX QABOW IYO SIDOO KALE WAX KULULBA WAA LAGU SOORAY

SACADO KADIB WAXAAN NAFTEYDA KU DHIIRA GALIYAY WAXAN QALBIGAAGA GUBAYA BAL IN AAN KA SAL GAARO WAXAANSE U SOO DHAQAAQAY DHANKA FARAH OO MARKAA FADHIYA QOLKA FADHIGA DAAWANAYA WARAR WAXAAN KA DAMIYAY TVGII UU WAQTIGAAS KU MASHQUULSANAA

WAXANA SI TARTIIB AH U SOO HOR FARIISTAY FARAX HORTIISA ANIGOO MARKAA AAYSAN IGA MUUQAN WAX CARA AH

WAXAN KARI WAAYAY BAL IN AAN BILAABO WAXA AAN RABO IN AAN U SHEEGO FARAH,

HAL ERAY AFKEYGA WAA UU SOO QABAN WAYAY WAXAANSE KU IRI UGU DANBEYN ,,FARAXOW IIGA WARAN HOWLAHAAGA SHAQO SIDEE KUU YAHIIN,, WAXU IGU YIRI MANSHA ALLAH AADBEY U LADNAYEEN

KADIB WAXAAN GUDO GALAY IN AAN BILAABO SHEKADII WAXAN KU IRI MANTA  ANIGO JIKADA KU JIRA AYAA WAXA ISOO WACDAY NAAG WAXEYNA IGU TIRI WAXAN RABAA INAAN KAALA HADLO ARIMO QUSEYA QOSKAAGA WAXAYNA HADAL IGU GABAGABEYSAY NOO ILAALI FARAH WAA UU NAGA WADA DHAXEYAAYE

INTAA MARKA AAN MARAYO FARAH WAXA UU IGU YIRI ITUS NUMBERKA KU SOO WACAY

WAXAN GUDO GUDO GALAY IN AAN SOO SAARO NUMBERKA ISOO WACAY WAAN TUSAY

KADIB MAXUU IGU YIRI

LA SOCO QEYBTA SADAXAAD

QORE AHMED KARSHE

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.