Maalmo Khilaaf ah kaddib guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa oo kulan ku leh Muqdisho

0
307

Axad, December, 16, 2018 (HOL)-Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha baarlamaanka iyo labdiisa ku xigeen ayaa la ogaaday in ay ku kulan uu ku dhex maraayo hoteelka Paradise oo Muqdisho ku yaalla.




SOURCE: Maalmo Khilaaf ah kaddib guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa oo kulan ku leh Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.