Maalqabeen Sadaqo ku bixinaya lacag dhan 2 Bilyan oo Dollar

0
118

Madaxa shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa gargaar u bixinaya 2 bilyan oo doolar oo uu ku caawinayo dadka guryo la’aanta iyo iskuullo. Ninka ugu taajirsan dunida ayaa tallaabadan qaaday isaga oo Twitterka ku shaaciyay, wuxuuna sheegay in hay’addiisa samafalka ee mashruucan fulin doonto loo bixinayo Day One Fund. Bezos ayaa la sheegay in uu haysto […]




SOURCE: Maalqabeen Sadaqo ku bixinaya lacag dhan 2 Bilyan oo Dollar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.