Maamul Goboleedkii ugu horeeyey oo ka hadlay Madaxweynaha Cusub ee DDSI

0
509

Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Guddiga fulinta ee Golaha Shacabka Dimuqraatiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay doorteen Madaxweyne Cusub,kaas oo lagu Magacaabo Mustaf Maxamed Cumar. Maamul Goboleedkii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay doorashadaas. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cumar. Axmed Madoobe […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maamul Goboleedkii ugu horeeyey oo ka hadlay Madaxweynaha Cusub ee DDSI

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.