Maamul gobolleedka Hirshabeelle oo qaadacay shirka arrimaha gargaarka ee lagu qabtay Muqdisho

0
59

Isniin, April, 15, 2019 (HOL) – Maanta oo ay taatiikhdu tahay 15ka bisha Abril, 2019, waxaa ka soo baxay wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaarka ah, War murtiyeed lagu sheegay in dhamaan Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyadu ay laba maalmood ku lahaayeen magaalada Muqdisho kulan looga tashanayey fulinta mashruuca ka jawaabidda xilliga dhaw ee xaaladaha deg degga ah.




SOURCE: Maamul gobolleedka Hirshabeelle oo qaadacay shirka arrimaha gargaarka ee lagu qabtay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.