Maamul gobolleedyada oo beesha caalamka kala hadlaya xal u helida khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka

0
255

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Hoggaamiyayaal saddex ah oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa xubnaha beesha caalamka kala hadlaya siddii ay door muuqda ugu yeelan lahaayeen xal u helida khilaafka kala dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.




SOURCE: Maamul gobolleedyada oo beesha caalamka kala hadlaya xal u helida khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.