Maamulka Dalsan Media Group oo ka tacsiyadeeyay geerida Weriye Cawil Daahir Salaad

0
284

Maamulka Dalsan Media Group  waxay sheegeen inay aad uga naxeen warka ku aadan geerida Saxafigaasi, waxayna Allaha uga baryeen inuu Marxuumka ka waraabiyo Janatul-fardowsa, isla markaana uu qoyskiisa iyo ehelkiisa ka siiyo Samir iyo iimaan buuxa. Haddaba, haddaynu eegno Taariikh Nololeedka AUN Weriye Cawil Daahir  Salaad waxa uu ku dhashay Muqdisho, halkaasi oo uu , […]




SOURCE: Maamulka Dalsan Media Group oo ka tacsiyadeeyay geerida Weriye Cawil Daahir Salaad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.