Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay Muxaadaradii dadka ku dhaawacmeen ee Sheekh Kenyaawi

0
56

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay muxaadaradii Galabta qabsoomi weysay ee uu Hoolka Sahal ka jeedin lahaa Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi,kadib markii ay Goobta ka dhacday Isbuurasho. Gudoddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in muxaadarada ay u qabsoomi weysay sababo la xiriira dadweynihii Muxaadarada dhageysan lahaa […]




SOURCE: Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay Muxaadaradii dadka ku dhaawacmeen ee Sheekh Kenyaawi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.