Maamulka Galmudug oo qarka u saaran inuu yeesho labo Madaxweyne iyo labo Guddoomiye baarlamaan

0
344

Waxaa saacadba saacada ka danbeysa cirka isku-sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya Madaxda Sare ee Maamulka Galmudug. Khilaafka Madaxda Galmudug ayaa saameyn waxa uu ku yeeshay xildhibaanada Maamulkaas kuwaas oo ku kala shiraya Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb oo ah Xarunta Maamulka Galkudug. Khamiistii xildhibaano ka tirsan Galmudug oo ku shiray Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegeen in […]




SOURCE: Maamulka Galmudug oo qarka u saaran inuu yeesho labo Madaxweyne iyo labo Guddoomiye baarlamaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.