Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya sababta Dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha

0
34

Jimco, Janaayo, 11, 2019 (HOL)– Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ,oo ka hadlay dabka xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay inhalkaasi ay ku baaba’day hanta badan oo ay lahaayeen Ganacsatada Soomaaliyeed.




SOURCE: Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya sababta Dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.