Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya sababta keentay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

0
298

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ,oo ka hadlay Debkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay inhalkaasi ay ku baaba’day hanta badan oo ay lahaayeen Ganacsatada Soomaaliyeed. Mudane, Tuulax, oo la hadlayay warbaahinta ayaa intaa in ay ka maamul ahaan xakameeyeen Debka, kaas oo dhalin lahaa qasaare intaa ka badan, […]




SOURCE: Maamulka Gobolka Banaadir oo baaraya sababta keentay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.