Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay howlgalkii lagula wareegay deegaanka Fiidow

0
427

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Cabdi weli Maxamed Cabdi oo la hadlay Wakaalada SONNA ayaa ka warbixiyay Howlgalo uu Maamulka Degmada Jalalaqsi hoggaaminayo oo Al shabaab looga saaray Deegaanka Fiidow ee Gobalka Hiiraan. “Waxaa Saaka Degmada jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan kasoo baxay Ciidammo ka tirsan Xoogga Dalka iyo Masuuliyiin ka socda Maamulka Degmada uu hoggaaminayo Guddoomiyaha […]




SOURCE: Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay howlgalkii lagula wareegay deegaanka Fiidow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.