Maamulka Hirshabeelle oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala deegaanadooda

0
312

War ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maamulka Hirshabeelle ayaa loogu baaqday Hay’adaha kala duwan ee ka howgala deegaanada Hirshabeelle in ay iska diiwaan geliyaan. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Hirshabeelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku amray Ha’adaha in ay ku soo wargeliyaan Wasaradda xiliyada ay qaadanayaan Shaqalaha si loo hubiyo in si cadaalad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maamulka Hirshabeelle oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala deegaanadooda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.