Maamulka Jubabland oo Warka soo saarey Taliye laga celiyey Garoonka Kismaayo

0
552

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland waxa ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ka celiyeen Taliye Cusub oo dowladda Soomaaliya u magacaawday Guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Maamulkaas. Taliyaha ayaa waxaa lagu Magacaabaa Cali Bogmadow,waxana la sheegay in uu ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho balse markii uu ka degay Garoonka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Maamulka Jubabland oo Warka soo saarey Taliye laga celiyey Garoonka Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.