Maamulka Jubbaland oo mamnuucay jarista dhirta

0
36

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa mamnuucday jarista dhirta qoyan iyo qodista waraha aan sharciyeysnayn si looga dheeraado nabaad-guurka deegaanka. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland Caydiid Saleebaan Xaashi oo akhriyey bayaan kasoo baxay wasaaradda ayaa sheegay in la loojiyey jarista dhirta qoyan ee loo isticmaalo dhuxusha wax lagu karsado iyo seereynta dhulka. Sidoo kale wasiirku wuxuu sheegay […]




SOURCE: Maamulka Jubbaland oo mamnuucay jarista dhirta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.