Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag ka tirsan Al-shabaab

0
183

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag ka tirsan Al-shabaab
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)–Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed gacanta ku dhigeen Labo ruux oo sida ay saraakiishu sheegeen ka tirsanaa Al-shabaab.

READ MORE : Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag ka tirsan Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.