Maanta oo ku beegan 25 Sano ka hor duqeyn Mareykanku uu ku dilay 73 qof magaalada Muqdisho

0
264

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)–Maanta oo kale 12kii July, sanadkii 1993dii, 25 Sano ka hor ayeey ku beegan markii diyaarado laga leeyahay dalka Mareykanka duqeyn ku dileen 73 Qof ku guri ku yaala magaalada Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Maanta oo ku beegan 25 Sano ka hor duqeyn Mareykanku uu ku dilay 73 qof magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.