Maareeye : Turkiga wuxuu doonaya si dhaqso ah in wax soo saarka Soomaaliya loo geeyo suuqyadiisa

0
326

Khamiis, October, 11, 2018 (HOL)– Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya,Maxamed Xayir Maareeye oo ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay xukuumadda Ankara inay dooneyso siddii wax soo saarka Soomaaliya loogu iibgeyn lahaa suuqyada Turkiga,kaddib kulan gaar ah oo u la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga.




SOURCE: Maareeye : Turkiga wuxuu doonaya si dhaqso ah in wax soo saarka Soomaaliya loo geeyo suuqyadiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.