Madaafiic laga maqlay deegaanka Tukaraq & Madaxweynaha Soomaaliland oo ku wajahan…

0
94

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool ayaa waxa ay sheegayaan in deegaankas lag maqlay jugta dhawaqa Madaafiicda oo ay isku-ridayeen Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntlnad. Ciidamada labada dhinac ayaa weli isku-horfadhiya deegaanka Tukaraq,waxaana saacadihii la soo dhaafay deegaanka ay labada dhinac ay ku sii daabulayeen ciidamo ad u farabadan taas oo abuurtay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaafiic laga maqlay deegaanka Tukaraq & Madaxweynaha Soomaaliland oo ku wajahan…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.