Madaafiic leysku weydaarsaday deegaanka Tuka Raq

0
271

Sabti, July, 07, 2018 (HOL)–Wararka ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in saaacadihii aynu ka soo gudbay halkaa laga maqlay madaafiic ay is weydaarsadeen ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ee isku hor fadhiya jiida hore ee dagaalka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaafiic leysku weydaarsaday deegaanka Tuka Raq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.