Madasha wadatashiga oo maxkamadda sare dacwadoodii ku burisay magacoodda oo aan diiwaangashanayn

0
9

Khamiis, December 12, 2019 (HOL )– Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland ayaa dacwadii Madasha wadatashiga usoo gudbiyeen ku buriyey magaca ay sitaan in aanu sharci ku fadhiyin,isla markaana aanu diiwaangashanayn.




SOURCE: Madasha wadatashiga oo maxkamadda sare dacwadoodii ku burisay magacoodda oo aan diiwaangashanayn

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.