Madasha Xisbiyada Qaran oo ka digay qoddob ku jira sharciga Doorashooyinka ee loo gudbiyay Baarlamaanka

0
22

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Waxaa sii xoogeysanaya doodda iyo ku kala aragdi-duwanaashaha sharciga Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan loo gudbiyay xildhibaannada Golaha Shacabka oo lagu waddo in ay doodd ka yeeshaan.




SOURCE: Madasha Xisbiyada Qaran oo ka digay qoddob ku jira sharciga Doorashooyinka ee loo gudbiyay Baarlamaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.