Madasha Xisbiyada Qaran oo war saxaafadeed ka soo saartay qaraxii Ex Kontarol Afgoye

0
32

War-Saxaafadeed ay soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran oo looga
hadlay qaraxi maanta ka dhacay Ex-Control Afgooye ayaa tacsi loogu diray
Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadki ehelkooda ku dhintay qaarna ku
dhaawacmay weerarki ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madasha ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya inay la timaad qorshe
lagu sugi karo amniga dalka, waxaana laga digay in shacabka ku dhaqan magaalada
Muqdisho lagu sii hayo caburinta iyo jidadka xiran, taa beddelkeedna dowladdu
ay la timaad istiraatiijiyad ka duwan tii lagu soo fashilmay seddexdi sano ee
la soo dhaafay.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeedka Madasha






SOURCE: Madasha Xisbiyada Qaran oo war saxaafadeed ka soo saartay qaraxii Ex Kontarol Afgoye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.