Madax dhaqameedka reer Hargeysa ah oo ka hadlay ganacsade dawlada Jabuuti doonayso inay xidho

0
45

Isniin, Apriil,0 1, 2019 (HOL)- Madax dhaqameed reer Hargeysa ah ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyey inay doonayso inay dawladda Jabuuti u gacangaliso ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo dawlada Jabuuti dalbatay in loo soo qabto.




SOURCE: Madax dhaqameedka reer Hargeysa ah oo ka hadlay ganacsade dawlada Jabuuti doonayso inay xidho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.