Madax goboleedyada oo xiisadda siyaasadeed ee K/G kasoo saaray 8 qodob

0
330

Baydhabo (Caasimada Online) – Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad  goboleedyadda ayaa looga hadlay faragalin ay sheegeen in dowladda Soomaaliya  ay ku heyso maamul  goboleedyadda gaar ahaan doorashadda Koonfur Galbeed SoomaaliyaGolaha ayaa soo dhaweeyay Iscasilaadii Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed oo ay sheegeen in ay kasoo hor yimaadeen Faragelin ay sheegeen in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ku hayso Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.Golaha ayaa sheegay in illaa boqol Xildhibaan ku dhow oo ka tirsan Koofur Galbeed lagu daabulay diyaarado, lana geeyay magaalada Muqdisho, si loo siiyo lacago laaluush ah sida lagu yiri qoraalka.Halkaan hoose ka akhriso:Caasimada Online Xafiiska Baydhabo Caasimada@live.com




SOURCE: Madax goboleedyada oo xiisadda siyaasadeed ee K/G kasoo saaray 8 qodob

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.