Madaxda dalka Baxrayn oo Khadka Telefoonka kula soo xiririirtay Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre.

0
153

Boqorka dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa Al-khaliifka waxa uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Yuusuf, Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Baxrayn ee Bahrain News Agency (BNA). Boqorka waxa uu Madaxweyne Farmaajo ugu hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Qaranka ee Somalia oo ku beegan bisha July 1-da.   Booqrka dalka Baxrayn waxa uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxda dalka Baxrayn oo Khadka Telefoonka kula soo xiririirtay Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.