Madaxda Soomaaliya,Ethiopia iyo Eritrea oo shir ku yeelanaya Asmara

0
66

Waxaa dhowaan lasoo gunaanadey shirkii FOCAC ee  ka dhacay Magaalada Beijing ee waddanka Shiinaha, laguna saxiixay heshiiska iskaashiga ganacsiga ee Africa-China ee looyaqaan “Road and Belt initiative”, iyo shirkii ka horreeyey ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo waddamada la saaxiibka ah looguna magacdaray “Somali Partnership Forum”, ee bishii Luuliyo lagu qabtay magaalada Brussels. Shirarkaas oo si […]




SOURCE: Madaxda Soomaaliya,Ethiopia iyo Eritrea oo shir ku yeelanaya Asmara

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.