Madaxda Soomaaliya,Itoobiya, Chana iyo Botswana oo ku kulmay Adis Ababa

0
82

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Adis-aba madaxweynayaasha Soomaaliya,Chana iyo madaxweynaha dalka Botswana. Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa maanta wada hadal la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Madaxweynaha Ghana Nana Akufo- Addo, iyo Madaxweynaha Botswana Mokgweetsi Masisi. Hoggaamiyaasha ayaa ka wada xaajooday arrimo badan oo quseeya labada […]




SOURCE: Madaxda Soomaaliya,Itoobiya, Chana iyo Botswana oo ku kulmay Adis Ababa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.