Madaxda ugu sareysa Dowladda oo ka tacsiyeeysay Geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka

0
242

Madaxweynaha JFS Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii dastuurka XFS marxuum, C/raxman Xoosh Jibriil oo Maanta ku geeriyaaday Isbitaal ku yaala Magaalada Dubai ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Sidoo kale ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaha uxariistee Wasiirkii Dastuurka XFS. Sidoo kale […]




SOURCE: Madaxda ugu sareysa Dowladda oo ka tacsiyeeysay Geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.