Madaxda ugu sareysa ONLF oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

0
75

Xubnaha ugu sareeya Jabhada hubeysan ee ONLF ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan Magalada Muqdisho kadib markii ay casuumaad ka heleen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya. Shalay ayaa waxaa Asmara ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Guud ee ONLF Maxamed Cumar Cismaan  ,iyaga oo ka wada hadlay sidii xal looga gaari lahaa […]




SOURCE: Madaxda ugu sareysa ONLF oo ku soo wajahan Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.