Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Xarunat dalka Kenya ku geeriyooday Madaxii hore ee Hay’adda Bishas Soomaaliya Axmed Maxamed xasan(Foodcade). Dr Foodcade,ayaa ka mid ahaa Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ka ahaa dalka,waxa uuna mudo fog maax ka ahaa Hay’adda Bisha Cas qeybteeda ka howlgashha Soomaaliya. Magalada Nairobi ayuu ugu geeriyooday Xanuun mudo haayey sida […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxii hore ee Hay’adda Bisha Cas Soomaaliya oo geeriyooday