Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay Agaasime taageero u muujiyay Israa’iil oo shaqada laga eryay

0
28

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)– Dowladda Soomaaliya ayaa shaqadii Agaasimaha xafiiska Wasiirka Arrimaha dibada ka eriday Cabdulaahi Axmed Dool oo sheegay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya xiriir la yeelato Israa’iil.




SOURCE: Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay Agaasime taageero u muujiyay Israa’iil oo shaqada laga eryay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.