Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo booqday Xarunta Hay'adda Shifo ee Jigjiga

0
78

Talaado, April, 23, 2019 (HOL)– Madaxwaynaha DDS Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Xarunta Hay’adda Shifo ee dadka lagu dabiibo, xaruntan oo ay ku xarayssn yihiin bukaan aad u tiro badan ayaa waxay xaruntu bixisaa adeegga Caafimaadka iyo ku daawaynta diiniga. iyadoo dhanka kale xaruntu ay leedahay qayb jiif iyo cunto ah oo bukaanka loogu adeego.




SOURCE: Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo booqday Xarunta Hay’adda Shifo ee Jigjiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.