Madaxweynaha cusub ee Puntland oo guddoomiyay shirka golaha wasiirrada

0
29

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL)- Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyaha shirka golaha wasiirrada, iyadoo uu dhinac fadhiyay madaxweynaha xilka ka dagaya ee Cabdiweli Gaas.




SOURCE: Madaxweynaha cusub ee Puntland oo guddoomiyay shirka golaha wasiirrada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.