Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo laga dalbaday xalinta khilaafka Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada

0
290

Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA kuna mideysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleyda, waxa ay u hambalyayneysaa hogaanka cusub oo loo doortay maamul gobaleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Cisman (Karaash) Dallada waxa ay bogaadinaysaa dadka reer Puntland oo si nabdoon u doortay […]




SOURCE: Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo laga dalbaday xalinta khilaafka Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.